Lyrics

Yow He haha Cabsi cabsi waaye baba he hee Yow Iskeen iskeen iskeen ehee Igadaa jiljileec sida cake (sida cake) Noqo nin ka bixi kara maxkamada heeg Aduunka wareeg no break (no break) Anigoo kale waxaan isku baray mic check me in ey Waxa ku hor taagan waa nin Why wajigaaga uga soo baxay fin Hada rux kor ilaa sin Ma damin Sharma ka Sharma jin (jin) Ninkii keenaa bixiyaa arin Waryaa kumee ku xumee (kumee ku xumee) Haka baqin wey ka xunyihiin samee Naftaada qiimee is biimee (biimee) Goormaa fikiree shakshumeey (shakshumeey) Waa maxay saan rafaadkaan Gudaha eber afka lee ka faan (lee ka faan) Anoo kale qarniga halmareey dhashaan (dhashaan) Marka amuuso waxaan sameeyaa asxaan (asxaan) 24 afar sano sanadkaan (sanadkaan) Gabadhayda libin she's American (she's American) Waqtigeyga inta badan saaxiib gurigeey (gurigeey) Asxaab badan kama helo ani kaligeey (kaligeey) Everyday waxee ii tahay holiday (holiday) Cuz money waxaa ku cunaa fadhigeey Hey iskey saaxib caqligeey (saaxib caqligeey) Caruur inaan isku soo dhiso no way siki fake fake Aduunku waa shaqo waqtigaa dhumiseen (dhumiseen) Been been lama rabo keena plan (keena plan) Maxaa qabateen (qabateen) 23 same caalamka wuu tagay waxaan next gen (next gen) Inee sidaan dhaceeso ani ma ogeen (ani ma ogeen) Waa la hormaray (la hormaray) Intee ku maqneed markii lagu dul maray (dul maray) Kulahaa Sharma waqtigaaga waa la gaaray (la gaaray) Ma ilowday adi casharkaan yaa ku baray (yaa ku baray) Siteey ma noogto abaa ugeey (abaa ugeey) Umaa ma joogto ku deey ku deey (ku deey ku deey) Qab qab qab qab jukeey jukeey (qab qab qab qab jukeey jukeey) Gimme charge Somali Nicki Minaj (aa) No bajaaj nuucaan oo kale wajaaj Too much dibka saaran jaa jaa jaa i need babe masaajah Dhag kasii dareenka dhaqaajah (dhaqaajah) Ha iloobin waa tiimka dhalinta Saa rabtaa u fahmaa ta ta ta Kuligooda tirikoob wixii diido soo joog inaan dilo my job All soo dhoob dhoob ma aha Snopp Dog Sharma waa kan wiil hoog meel fog Markaa soo baxay ilaa hada eey ku jiraan shock (shock) Kaligii taliye Waa kaana team dhan qalqaliye (Sharma ka Sharma) Galiye ka bixiyee Waa kanaa waqtiguu rabo dhaliyee (Sharma ka Sharma) Kaligii taliye Waa kaana team dhan qalqaliye (Sharma ka Sharma) Galiye ka bixiyee Lugteyda soo kor Kaalay kuruseey igu dheh boqor Kun Mar I kam from Africa qatar Ma aqaan dhaqan Mexican ka ibar I tawabar "ii tuur bar bar" (bar bar) Anaa u taliyo kuwaan ugu wac far (far) Fanskeega waxaa ka mid ah Canfar (Canfar) Markaa Djibouti tago jawi dhafar Omreeyn wuu na shidaa mar mar (mar mar) Waan ku faanaa balbala hormar (hormar) Mic ka waxaan heestaa sadex sano (sadex sano) Hormarkeyga lagumawa faraxsano (lagumawa faraxsano) Dad badan naftooda kuma qanac sano (qanac sano) Of course mana wanaagsano (mana wanaagsano) Team Sharma raapka umawa neefsano (hey) Laakin hada karbaash kuma heysanoo (hey) Cuz wax nala tartamo ma heysanoo Gaari (gaari) waxaa dul saarnahay Ferrari (Ferrari) Hooyadey waxaan u ahay baari (baari) Waxey igu soo korisay mushaari (mushaari) Laakin maanta aduun uga aari ee yallah Qoftaana ka dhabar weyn Abdalla (abdalla) Aamin wallah shamalalah Gym aad gabarey falalalah Kaftan beelah aa wee isku tageen Weey igu dhageen Laba bariyaa la waday weey isku bogeen Ciyaal macno malahan hadeey isku matageen Kabahooda hoo sii weey ka tageen Ani markeey i arkeen dibeey u dageen Dameer asoo waduu ku dhahaa gang gang gang Xabad ma ridin waligiis been been been Waxaa riftay majiray markaad aheed skuuley Gurigaa ka dhixi jiray adi waa huruday (hurud) Fanaxeyga la egtahay laakiin waa kibirtay Waa arkaa hada socodkii waa baratay Laakiin haku kifin orodkii waa qaladay Isdajii waryaa ani waa kaa weenahay Abahaaga xitaa saaxiibaa nahay Caasi walideen habartaa qaaraba nahay Markii lagu dhalay ani suuqaa galay Yaa ka waalay kan wedkiisa maa galay Caano ka dhan adaa mudug soo galay Kuwo kaa waa weyn horaa u qalay Am king "Bari" qaranka waa matalay yow Wuxuu taagan tabay allow imooti Kulahaa Sharma Boy iga booti Ani maku dhihin igu raadi rooti America waa jooga waa runtii Laakiin adi dalkaa ku tagay qoxooti my nigga
Writer(s): Sharma Boy Lyrics powered by www.musixmatch.com
Get up to 2 months free of Apple Music
instagramSharePathic_arrow_out