Lyrics

xurmiyo arashiyo wanaag xaq dhawr wacaniyo dulqaad hidiyo dhaqaniyo xishood midii lagu xeerayeey midii lagu xeerayeey xurmiyo arashiyo wanaag xaq dhawr wacaniyo dulqaad hidiyo dhaqaniyo xishood midii lagu xeerayeey midii lagu xeerayeey xabiibtaan doonayay markaan xubiyey ku tabo jidhkaa xubin xubin u kacoo xusuustaada qalbiga ku soo wada xaadirtoo xasilay xasilay goortaan ku helay xasilay xasilay xasilay goortaan ku helay xabiibtaan doonayay markaan xubiyey ku tabo jidhkaa xubin xubin u kacoo xusuustaada qalbiga ku soo wada xaadirtoo xasilay xasilay goortaan ku helay xasilay xasilay xasilay goortaan ku helay xariirta la daawadiyo iftiinkii xamar bilaay xariirta la daawadiyo iftiinkii xamar bilaay xulkii quruxdaa tahee miyay xubiyey cid kale macaan ku xaqiri kartaa macaan ku xaqiri kartaa xariirta la daawadiyo iftiinkii xamar bilaay xariirta la daawadiyo iftiinkii xamar bilaay xulkii quruxdaa tahee miyay xubiyey cid kale macaan ku xaqiri kartaa macaan ku xaqiri kartaa adaa xilkasnimo ku wacan xan iyo kuma galo masayr xogteenana nacab ma helo gobaad tahay xila janooy gobaad tahay xilo janooy adaa xilkasnimo ku wacan xan iyo kuma galo masayr xogteenana nacab ma helo gobaad tahay xila janooy gobaad tahay xilo janooy intii xusulkay xabaal xaqiiq ka sareeyo'oo dunida xay aan ku ahay xilkeenooo aan gutiyo qoyskeenoon xuman ka jiro ayaan ayaan u xil saaranee xasilay xasilay xasilay goortaan ku helay intii xusulkay xabaal xaqiiq ka sareeyo'oo dunida xay aan ku ahay xilkeenooo aan gutiyo qoyskeenoon xuman ka jiro ayaan ayaan u xil saaranee xasilay xasilay xasilay goortaan ku helay xariirta la daawadiyo iftiinkii xamar bilaay xariirta la daawadiyo iftiinkii xamar bilaay xulkii quruxdaa tahee miyay xubiyey cid kale macaan ku xaqiri kartaa macaan ku xaqiri kartaa xariirta la daawadiyo iftiinkii xamar bilaay xariirta la daawadiyo iftiinkii xamar bilaay xulkii quruxdaa tahee miyay xubiyey cid kale macaan ku xaqiri kartaa macaan ku xaqiri kartaa
Lyrics powered by www.musixmatch.com
Get up to 2 months free of Apple Music
instagramSharePathic_arrow_out